Uncategorized

King Khan oo noqday xiddiga ugu saameynta badan India sanadkan.

iftineducation.com – Waxaa loo doortay Shah Rukh Khan jilaaga ugu saameynta badan looguna qadarinta badan sanadkaan India, iyadoo cod bixintaan ay qaadeen labada shirkadood ee kala ah Brand Akyota iyo Nelson oo kamida kuwa ugu baarista iyo cod qaadista badan shirkadaha aduunka.


Cod bixintaan waxaa booska labaad ka galay Super Star Salman khan, waxayna kala yihiin toban jilaa ee ugu horeeya sidaan.


  1. Shah Rukh Khan
  2. Salman Khan
  3. Aamir Khan
  4. Amitabh Bachchan
  5. Akshay Kumar
  6. Hrithik Roshan
  7. Ranbir Kapoor
  8. hesaga A.R Rahman
  9. Shahid Kapoor
  10. iyo hesahaga kale Sonu Nigam.



____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
iftineducationmedia@gmail.com