Uncategorized

Ila Qosolka Ciyaaraha :- Ma doonaysaa qosol kugu baaqday maalmahaan inaad si layaab leh u qososho (Daawo Video-gan)

iftineducation.com – Maanta waxaan idin heynaa ila qosol ku saabsan Banooniga ama Kubada cagta.

Ciyaar dhex martay labo kooxood ayaa noqotay ciyaarta loogu daawasho badan yahay youtube kadib markii koox ka mid ah labada koox ee dheeleysay weerar aan caadi aheyn lagu soo qaaday taas oo sababtay in mid ka mid difaacayada kooxda oo isku dhex wareero kabacdi gool la yaab leh ka dhelshay kooxdiisa.

Ma doonaysaa qosol kugu baaqday maalmahaan inaad si layaab leh u qososho daawo video gan. 




____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
iftineducationmedia@gmail.com