Uncategorized

Gabar Lugo Dahab Leh (Daawo Video Mucjiso Leh Kuna Cibra Qaado)

iftineducation.com – Gabadhan oo farxad ku nool ayaa waxa loogu magac daray Luga Dahab markii lala yaabay Buugaag ay qortay iyo waxqabadkeeda gaarka ah ee xaga Nolosha.

Maraam waxa ay Ifka timid iyada oo gacma lahayn waxaa ayna nooshahay iyada oo faraxsan oo aan Murugo dareemeen kuna qanacsan Jirkeeda sida Allaah u sameeyay.

Gabadhan waxa ay diidey in loo kaalmeeyo sida qof gacma lahayn oo kale waxaana ay noo muujisaa mar walba in ay si wanagsan ugu adeeganayso Lugaheeda dahabka ah.

Indhaheeda ayaa Ilin ay ka soo daadataa marka ay ka sheekeenayso Mucjisooyinka qaabka ah wax u qabsanayso waxaana Ilinteeda ay ka sareesaa Hadalkeeda oo laga akhrisanayo dareen yaab leh.

Gabadhan waxa ay qortay Buug hada caan ka ah wadamo badna oo Carab ah waxaana ay muujinaysaa in ay ku sii qanacsan tahay qaabka ah haatan tahay Muuqaal ahaan markii Video-ga aad daawatid waxa aad ogaanaysaa Uumista Allaah iyo wanaageeda iyo Awooda uu Gabadhani siiyay.


____________________________________

Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
iftineducationmedia@gmail.com