Uncategorized

Fanaanada Hibaaq Oo Hees Ku Weerartay Wadanka South Afrika + Video

iftineducation.com – Abwaanada ahna Fanaanad Hibaaq Maxamed oo eebe kumanaystay hal abuurka iyo samaynta suugaanta ku salaysan wadaniyada ayaa dhawaan hees ay ku weerarayso Dowlada South Afrika  ka qaday xafladii lagu soo dhawaynayay Wasiirada arimaha dibada Soomaaliya marwo Fowziyo Yusuf Xaaji Aadan.

Fanaanada Hibaaq ayaa heesta ugu magac dartay South Afrika waxay ku weerartay Dowlada South Afrika iyo shacabkeeda, iyada oo tiri South Afrika ma u malayso miyaa in Soomaaliya ay ku soo laaban karto sidii ay horay u ahayd maxay shacabka soomaaliyeed ee qaxootiga ku ah wadankooda  u dilayaan una dhacayaan.
Ayaa heestaan cusub  ku waydiisay shacabka  Soomaaliyeed   su’aal  waxayna ahayd Su’aasha sida tan Soomaaliyey  sidee baad u aragtaa South Afrika ? 

Su’aashaan ayaa dad badan jawabtayda u fududahay maxaa yeelay waxaan ognahay dadka Soomaaliyeed guud ahaan sida ay u nacabyihiin wadanka south Afrika oo ah wadan inta badan lagu dilo dhalinyarada Soomaaliyeed laguna kufsado Hablaha Soomaaliyeed.










____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
iftineducationmedia@gmail.com