Uncategorized

Dhagayso Heesta Googa Cadale Remix By Farxiya Fiska Ft. Cabdulqaadir AJ


iftineducation.com – Waxaan idiin soo gudbinayna hees aad u macaan oo ay kuwada luuqaynayaan faanaada caanka ah ee Farxiya Fiska iyo weliba xidiga C/qaadir Aj.

Fanaanada Farxiya Fiska ayaa noqotay fanaanad aad uga dhex muuqata bulshada Soomaalida iyadoo codkeeda macaan dadka si aad ah usoo jiitay.

Sidoo kale fanaanka C/qaadir AJ. ayaa asna ah mid sanadadii ugu dambeeyay soo saaray heeso aad u tiro badan oo isugu jira Jaceyl & wadani.

Heestaan oo la yiraahdo Googaa Cadale ayaa ah hees remix ah.











____________________________________

Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
iftineducationmedia@gmail.com