Uncategorized

Dhacdo Yaab leh : Gabar Jajabisay Laptob-ka Maamulaha Goobteeda Shaqada Una saarisay Masuuliyada Virus (Daawo VIDEO)


iftineducation.com – Gabar shaqaale ka ahayd goob Xafiis ah ayaa waxa ay dusha ka saartay Virus dhibaato gacanteeda ay ku gaysatay ka gadaal markii isfahandaro ay soo kala dhexgashay Maamulaheeda.

Gabadha ayaa mudo wada hadal yar ka dib waxa xafiiska dibada uga baxay Maamulaha oo aaday xafiis kale waxaana ay jajabisay Laptobkii Maamulaha iyada oo dusha ka saartay Masuuliyada in uu jajabiyay Laptob-ka Virus.

____________________________________

Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
iftineducationmedia@gmail.com