Uncategorized

Daawo Video Fanaanada Faadumiina Oo Si Waalan U Soo Niikisay

iftineducation.com – Fanaanada fanka Banaadirga bayrahaaan danbe calanka u sida Faadumiina ayaa ku tuuratay habeenkii sanadka cusba hees xamari ah oo si live ah loo tumayay.
Fanaanada ayaa ka yaabisay tageerayaasha jacel iyo waliba kooxda musiga u tumaysay mar ay u tagtay mid ka mid ah Katariistayaasha una sheegtay Kataarada in uu si fiican u tumo ,iyada oo gacmaheeda ka dhigtay sida qof garaacaya Kataarad .

Fanaanada Faadumiina oo lagu tilmaamo in ay ku qaab ama ku niiko tahay Fanaanada Shaakira oo ah fanaanad caan ku noqotay heesaha u samaysan qaabka niikada.

Faadumiina ayaa ah fanaanad inta badan ciyaarta marka ay hees qadayso waxayna dad badan ku tilmaamaan in ay tahay fananaada kaliya ee si qatar ah u ciyaarta marka ay masraxa sarantahay.

____________________________________

Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
iftineducationmedia@gmail.com