Uncategorized

Daawo Shakira Oo Dhashay Wiil Uu Aabo U Yahay Daafaca Bercelona Gerard Piqué + Sawiro

iftineducation.com –  Cayaaryahanka Difaaca ee Barcelona Gerard Piqué ayaa Facebook uu ku leeyahay barta Internetka taageerayaashiisa ku wargeliyay inuu faraxsan-yahay kana codsanayo inay farxadda la qeybsadaan.

Difaaca Barcelona ayaa Fanaanadda Reer Colombia ee Shakira ay u dhashay wiil,iyadoo loo diiday saxaafadda inay ogaato isbitaalka ay ku foolanaysay si loo ilaaliyo inay Saxaafadda wareeriso tashwiishna ku furto isbitaalkii qarsoodiga aheyd ee Shakira ay ku umushay.

Gerard Pique ayaa sheegay in wiil caafimaad qaba ay u dhashay xaaskiisa ka-weyn 10-ka sanno ee jaceylka daran ay isku qabaan.

Dhamaan laacibiinta kawada ciyaaro La ligaha spain qaasatan ciyaaryahanada bercelona ayaa si buuxdo ugu hambalyeeyay laacibka Gerard Piqué..


____________________________________

Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
iftineducationmedia@gmail.com