Uncategorized

Daawo Sawirada Gabar Isku Dayday In Ay Is Caatayso Si Ay Qurx U Hesho Oo Caato La Dhiman Rabta Quruxdii Cayilkana Weysay

iftineducation.com – Faliyoa  ayaa waxaa ay ahayd gabar buuran oo qurux badan hasa ahaatee cayilkeeda ku qanci weysay waxa ayna isku dayday in ay is caatayso durbadan waxaa ay ku dhaqaaday go`aankaasi balse iscaatayntaasi ayaa ku noqotay hadan murogo hor leh jirkeediina uu dib usoo kabsan waayay hada culeeskeeda waxaa uu noqday 25-KG halka uu markeedii hore marayay 120KG.

Sawirada aad Daawan doontaan ayaa waxaa ka arki doontaan sida ay gabadhan ahaan jirtay iyo sida ay hada tahay.

Halkaan Ka Daawo Sawirada:




____________________________________

Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
iftineducationmedia@gmail.com