Uncategorized

Daawo sawirada Fartuun Birimo iyo seygeeda Feysal Hanad oo Mombasa ku nasanayo

iftineducation.com – Boqoradda masraxa Fartuun Ahmed Sahal oo Fartuun Birimo loo yaqaana ayaa tamashle dheer ee fanka ah kadib ku nasaneysa dalka Kenya gaar ahaan magaalada Xeebta ah ee loo dalxiis tago ee Mombasa, halkaasoo ay kula raaxeysanaya odaygeeda ama ninkeeda waa fanaanka da’da yar ee Feysal Hanad oo waxaana sawiradan qurxoon soo gaarsiiyay webka saaxiibadda iftineducation.com ee Mombasa ku nool.

Fartuun oo muddo qurbaha qaboowga ah joogtay ayaa hada u muuqata mid si aad ah ugu raaxeysanaya hawada badda Indian Ocean ee Mombasa oo ay taagerayaal badan ku leedahay , waxaana ay ka tumi doontaa magaaladasi dhawaan , iyadoo maalmahan daggan hotelka Royal.

Fanaanada Birimo ayaa waxey Faysal Hanad Yare guursatay sanadkii tagay iyagoo wada qaaday heesta caanka ah ee Comon Baby love you .
































Halkaan Ka Daawo Sawirada:







____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
iftineducationmedia@gmail.com