Uncategorized

Daawo Sawirada Dhismahan Quruxda Badan sida uu Ahaan Jiray Bilo kahor iyo Sida hada uu yahay

iftineducation.com – Magaalada Muqdisho waxaa kasocda Dib u dhis aad u Xoogan iyadoona dib loo hagaajinayo dhamaa Daarihii ku bur buray Dagaaladii sukeeye ee Dalka ka dhacay lagana samray in dib loo hagaajin karo Daarahaasi.

Meelaha ugu badan ee Dhismayaasha quruxda Badan laga dhisayo ayaa ah Jidka Halboolaha u noqday Muqdisho ee Maka Al-Mukarama Lamaigaa oo gabi ahaan ama inta badan dhismooyin Qurux badan ee saaran laga dhisay Dhamaan boosaska ku yaala Hareeraha laamigaasi.

Hadaba Waxaan idin soo bandhigeyna Sawirada Dhismo hada si qurux badan loo dhisay oo kuyaala Booska Labaad ee Isgooska Shaqaalaha kaa oo horey looga samray si xuna ugu dumay Dagaaladii Dalka ka dhacay hasa ahatee hada laga dhisay Dhismo aad u qurux badan.




Halkaan Ka Daawo Sawirada Muqdisho oo laga hirgaliyay Dhismooyin qurux badan iyo Caasimada oo xiligan laga dheehanayo isbadal Wanaagsan

____________________________________

Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
iftineducationmedia@gmail.com