Uncategorized

Daawo Muuqaalka Heesta Nacas Yaa Jeclaan Jiray Iyo Fanaanada Sumaya Love (Daawo Video-ga)

iftineducation.com – Fanaanada codka macaan ee Asma Love ayaa soo qaaday hees lagu magacaabo ‘Nacas Yaa Jeclaa Jiray’ oo muuqaal qurxoon, waxaana fanaanadu si fiican ugu tumutay Nacas oo ah hal ku dhiga heesta.

Heesta oo ah mid muuqaal  iyo maqal ahaan inta lagu fara yareystay, ayaa Sanadkii tagay dhamaadkiisa ay ku luqeysay fanaanada da’da yar ee Sumaya Love iyadoona Muuqaalkeeda Soo Saartay xaflada sanadka cusub 2013 oo Live  Aheyd.



____________________________________

Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
iftineducationmedia@gmail.com