Uncategorized

DAAWO MUUQAAL – Guurka South Africa Oo La Sheegay In Dumar La’aan Dartiis Ay Dhalinyarada Guur Xumo Ku Heyso (Video + Warbixin)

iftineducation.com – DAAWO MUUQAAL :- Waala isku dhagan yahay:- Guurka South Africa oo la sheegay in dumar la’aan dartiis ay dhalinyarada guur xumo ku heyso

Dalka Koonfur Africa ayaa waxa la sheegay in dumarka ay ku yar yihiin maadaama tahriib dheer & wado dhib badan loo soo qaado si lagu soo galo halkaas, hadaba dumarka Soomaalida ayaa aad ugu yar halkaas iyagoo marka guur la weydiiyo ay ku xujeexaan lacago iyo xujooyin aysan kasoo bixi karin. 

____________________________________

Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
iftineducationmedia@gmail.com