Uncategorized

Daawo Maryan Mursal iyo heestii digniin AIDS 2013 HD Video.

Maryan Mursal
iftineducation.com – Fanaanada Maryan Mursal ayaa waxey soo saartay hees ay dadka kaga wacyi gelineyso halista cudurka AIDS ka.


Waxey fanaanada heesta ku dartay saliba duco gaaban oo ay dadka uga fuceysay cudurkaasi dilaaga ah ee aafada ba’an ku haayo dalalka Afrika iyo umadaha kaleba.

Maryan Mursal Ciise ayaa waxey tahay hooyo ama fanaanad wadani ah oo had iyo goor fankeeda ku wacyigilisa nabada wadaniyada iyo dhaqanka.


____________________________________

Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
iftineducationmedia@gmail.com