Uncategorized

Daawo Ikraan Caraale oo mar kale masraxa fanka kusoo laabatay.

iftineducation.com – Fanaanada codka macaan ee Ikraan Maxamed Caraale oo mudoonyinkaan aan lagu arag masraxyada fanka wax heeso cusubna aan soo saarin wixii ka dambeeyay tan iyo markii ay guursatay, ayaa kasoo muuqa doonta xaflad loogu dabaal degayo sanadka cusub ee 2013 oo ka dheceysa magaalada London.
Ikraan ayaa xaflawadaan waxaa kala qeyb gelaya fanaaniin caan ah sida Farxiyo Fiska, Nimco Yaasiin iyo Cayduruus, iyadoo sida la filaayo goobta ka qaadi doonta heeso cusub.


Muuqaal laga duubay fanaaniintaan xili ay u diyaar garoobayeen xaflada sanadka cusub ayaa waxaa laga dareemayay caaboonaan iyo inay sugi la’yihiin bilaabashada xafladaan.

____________________________________

Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
iftineducationmedia@gmail.com