Uncategorized

Daawo Fanaaniinta Holland iyo Heesaha Sanadka Cusub Ee 2013

iftineducation.com – Fanaaniinta reer Holland ayaa ugu tala galay taageerayaashooda heeso cusub oo live ah kuwaas oo aan idin soo gudbin doono  qaybo ka mid ah maanta oo tariikhada ku beegantahay kowda bisha kowaad sanada 2013.

Fanaaniintan oo ah dhamantood fanaaniinta reer Holland ,waxaana lagu kala magacaaba Maxamed Weerow oo ah musigiisti weyn oo iyo waliba heesa oo ku nool dalka Holland sido kale waxaa fanaaniinta ka mid ah Ubax Nacfi. Laki Xaaji. Maxamed Deeq , Ubax Xuseen, Xasan Diinle ,Maxamed Cabdow Caramram.


Fananiintaan ayaa ku soo bandhigay bandhig faneedkaan heeso aad u macan oo ay la dhacayn dadka ka soo qayb galay bandhig faneedka loogu talagalay habeenka sanadka cusub ee 2013.

Haddaba ka  Daawo  Hoos Heesaha oo Dhamaystiran












____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
iftineducationmedia@gmail.com