Uncategorized

Daawo Fanaanad Caan Ah Oo Muslintay Iyo Taageerayaasheeda Oo Ka Naxay

iftineducation.com – Fanaanad caan ah oo Muslintay iyo Taageerayaasheeda oo ka naxay (Daawo).

Gabadh Farnasiis ah oo aad ugu caan baxday qoob ka cayaarka iyo heesaha , ayaa waxay ka yaabisay Shacabkii daawan jiray ka dib markii ay ka soo dhex muuqatay Telefishanka iyada oo xijaaban , waxaynay u sheegtay dadkii daawanayey in ay nabada iyo kalsooni ka heshay Diinta Islaamka oo ay qaadatay.


Gabadhan oo magaceeda la yiraahdo Melanie Georgades oo ku magac dheer Diams, ayaa masraxa heesaha laga waayey ilaa 2009,waxaana jirtay xan ahayd halka ay ku maqan tahay iyo waxa qariyey,iyadoo saxaafadaha qaarkood qoreen inay noqotay Aalkohoolik noloshana ka dhacday,balse mar-qura waxaa lagaa daawaday Teleefishinadda iyadoo Xijaaban oo Muslintay.


Waxaana arintan ka naxay taageerayaasheeda,iyadoo sheegtay shalay hadii ay ku taageersanayeen Heesaha iyo Qoobka Cayaarka ay caanka ku-aheyd,inay maanta ku taageeraan Muslinimeedeeda iyo Xijaabka ay xiratay.

Daawo:Fanaanadan oo ku faraxsan islaanimadeeda:






____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
iftineducationmedia@gmail.com