Uncategorized

Daawo Beyonce Oo iska doondooneysa Staylkii Michael Jackson



iftineducation.com – Xiddigta Da,ada yare e Beyonce ayaa ka soo muuqatay TV yada Dalka Maraykanka waxana Fanaanadaa la soo baxday Stayl aan laga aqoon kii Fanaankii aduunka caanka ka ahaa ee Michael Jackson

Fanaanada ayaa la sheegay in staylkaa u yahay mid caadi ka ah agteeda laakiin Wargaysyada ka soo baxa Dalka Maraykanka lugu soo daabacay in Staylkeeda uu yahay kii Michael Jackson

Beyonce ayaa Bandhig faneed ku qabtay NY waxaana aay soo jiidatay Kumanaan dad ah oo ka soo qaybgalay Bandhigaa kuwaa oo xiliga Bandhigaa qabanaysay buux dhaafiyay xarunta Bandhiga ka dhacayay .




Kawaran Fikirkaada Ku aadan Ka dhiibo Qeebta Hoose ee Comentarka…

____________________________________

Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
iftineducationmedia@gmail.com