Uncategorized

Ciyaaryahan Ka Tirsan Kooxda Arsenal Oo Xifdiyay 19 Juz Oo Qur’aanka Kariimka Ah “Daawo Sawirada”

iftineducation.com – Laacibka qadka dhexe ee arsenal “Vassiriki Abou Diaby“ ayaa ka faa’idaystay dhaawaciisa halkaaso uu xifdayay 19 juz oo quraanka kariimka ah.
Sheekha ka tirsan gudida wanaag farista iyo xumaan reebista ee Mohamed Bin Adam ayaa soo dhigay isaga iyo Abou Diaby oo xaflad dhiganaya bogga uu ku leeyahay shabakada Twitter.
Waxa uuna kusoo qoray sawirkan “aniga iyo saaxiibkay Abou Diaby oo sugayna casho ka dib markii uu xifdayay 19 juz oo Quraanka kariimka”
Mohamed Bin Adam Iyo Abou Diaby Oo Isl Sawiran
Mohamed Bin Adam Oo Twitter-kisa Kusoo Bandhigay

____________________________________

Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
iftineducationmedia@gmail.com