Uncategorized

Cabdifatax Yare Oo qaab muuqaal ah oo qurux badan usoo qaaday Heesta Sida Laba Walaalaa Daawasho wacan.

Abdifatax Yare
iftineducation.com – Fanaanka codka macaan ee Cabdifatax Yare ayaa qaab muuqaal ah oo qurux badan usoo qaaday heesta ‘Sida laba walaalaa’ oo kamida heesa sida aadka ah u jecelyihiin Soomaalidu.

Cabdifatax Yare ayaa si qurux badan ugu raaxeeyay dadkii hortiisa fadiyay ee daawanayay maadaama heestu eheed mid toos ah.

____________________________________

Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
iftineducationmedia@gmail.com