Uncategorized

Beyonce oo Destiny’s Child kula midoobeysa show-ga Bowl XLVII.

iftineducation.com – Fanaanadda Beyoncé Knowles ayaa waxey la midoobeysa oo ay heeso isla qaadi doonaan kooxdii ay fanka kusoo bilawday ee Destiny’ys Child ee ah labada fanaanad ee Kelly Rowland iyo Michelle Williams ayagoo sii deeyn doona heesta cusub, kuna soo bandhigi doona showga Super Bowl XLVII ee shikadda Pepsi ay taageertay waxaana uu dhaci doonnaa 3 Febrauty xilli ay Beyonce kasoo laabato munaasabada dhaarinta Madaxwene Obama oo ay ka heesi doonto.


Destin’y Child oo ah kooxdii ay ayagoo caruur ah kusoo baxeen Beyonce iyo labadan fanaan ee kale ayaa waxey caan aheyd sanadkii labadii kun iyo waxii ka dambeeyay ayadoo 2007 ay aheyd markii u dambeysay oo ay masraxa isla soo koraan sedexdaan xiddig.

____________________________________

Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
iftineducationmedia@gmail.com