Uncategorized

WAR DEG DEG AH:- Malaayin Isticmaala Alaada Facebook Oo Ka Caagan in Ay Galaan Boggoda Ayku Leeyihiin Aaladaasi, Sababtu Maxay Tahay Aqriso (Warbixintan)

iftineducation.com – Aalada Facebook oo ah tan caalamka loogu isticmaal badan yahay ayaa waxaa lasoo sheegayaain hada ay dhibaato soo wajahday aaladaasi, dhibtan oo ilaa iyo hada aan la ogeyn wax yaabaha sababay. 
Waxa ay cabasha ka soo yeereysaa Malaayin fara badan oo iyaga isticmaala facebook, iyagoo cabashadooda kusoo gudbinaya aalada kale ee arrimaha bulshada Twitter-ka waxa ay shegayaan in ay dhib tahay in ay galaan bogga hore ay ku leeyihiin facebook-ga. Jawaab celinta ay kala kulmayaan ayaa ah markii ay galiyaan userkooka iyo passworka ayaa ah sida:- “boggani ma aha wax jira” taasi oo ku tusinayso in ay tahay dhibaata la xiirirta DSN-ka khaaska u ah facebook-ga.
Ilaa iyo hada iminkana ma cada dhibaatadaasi Kentay Arrinkan, Balse Hablaha Media Network(HMN) hablaha.com ayaa si deg deg ah Idinla socodsiin doonta Wixii kale ee ku soo kordho dhibaatadan soo wajahday isticmaalayaashi facebook-ga qaarkood.
Dadka isticmaala ayaa sheega laba arrimood oo Ku saabsan dhibaatadooda qaabka ay tahay iyagoo usoo maraya gudbinta cabashadooda Aalada kale ee aan ka dhicin Facebook-ga Twitter.
Qaabka 1aad :wax ay ku sheegeen boga ay ku eeyihiin twitter-kooda iyaga oo ilaa iyo hada aan gali karin boggoodii facebook-ga. halka kuwo kale ay sheegan bogga hore ayba dhib ku tahay in ay gaaran. Waxa dhib ugu weyn ay heysataa kuwa ka isticmaala Mobilekooda.
Qaabka 2aad:waxa ay u muuqataa in aaladaasi hada ay suuro gashay dad badan in ay isticmaali karaan, halka tira badan oo ku nool bariga dhexe ay wali u suuro galin in ay gabi ahaanba galan boggoodi Aaladaas.
Ugu danbeytii dhibaatadan ayaan wali la garan halka ay ka timid ayadoo marmarka qaar ay suuro gal tahay in weerar uu kaga yimid burcada internet-ka ee loo yaqaan Internet Hackers .






____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
iftineducationmedia@gmail.com