Uncategorized

Vidya Balan ” Actor Filim Romantic Ila Keena Ayaan Rabaa” Iyo Meherkeeda Oo Dhawaan Dhacaya.

iftineducation.com – Aktarada caanka ah ee Vidya Balan ayaa shaaca ka qaaday in ay sugi la
dahay in ay keento Filim Romantic ah iyadoo sheegtay in ay la dhigeyso
actor waliba .

” aad ayaan u jeclahay Romance-ga runtii waxaan sugaaya in aan soo dhigo
Filim wada romantic ah kana hadlaya xariirka jaceylka , waxaan so
dhaweynayaa actor waliba ” ayay sii raacisay .
Dhanka kale Vidya Balan ayaa lagu wadaa in meherkeedu uu dhaco 18-ka
december iyadoo guursaneysa flim soo saaraha caanka ah ee Siddharth
Kapur.
 
Vidya iyo saxibkeeda ayaa dhawaan si rasmi u soo bandhigay xariirka
ka dhaxeeya iyo qorsayaasha ay leeyihiin , waxaana la sugayaa in xaflada
meherka actaro caan ah ka soo qeyb galaan .





____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com