Uncategorized

Soomaalida: Daawo Muuqaalka Furintaanka Xalfadii Ciyaraha HIRDA Amsterdam Tournament

HIRDA Amsterdam Tournament 
iftineducation.com – Waxaa caawa lagu qabtay magaalada Amsterdam furitaanka ciyaraha HIRDA Amsterdam Tournament 2012,waxaana ka soo qayb galay dad aad u fara badan oo iskugu jira madax sports, macaliimin iyo waliba ciyaartoydii hore Qaranka Soomaaliya.


Ciyaaraha ayaa furmi doono malinta bari ah waxaana ka soo qayb galaya 36 koox oo ka kala imaan doona dhamaan wadamada Yurub waxana socon doonaan ciyaarahaan ilaa iyo 24 bishaan sida lagu cadeyay jadwalka ciyaraha HIRDA Amsterdam Tournament 2012.

Haddaba Akhristayaal wararaka ku saabsan ciyarahaan iyo waliba muuqalada ciyaraha waa idinla soo socod siin doona haddana xaflada furitnaaka ka daawada qaybta hoose.


____________________________________

Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
iftineducationmedia@gmail.com