Uncategorized

Saxaraha U Dhexeeya Liibiya Iyo Suudan Oo Noqday “Spare Parts Of Human Body” Dhacdo Xanuun Badan+VEDIO

iftineducation.com – Kumanaan Soomaaliya ayaa In Ay Tahriib naftooda ku haligaan Si Nolol Wanaagsan Ugu Noolaan lahaayeen Wadamada Yurub.



Dadkaasi Ayaa Qatar Xoogan kala Kulma Safarkooda Tahriib ka ah Mararka qaarna Ku Waaya Naftooda ama Xubno Qaali ah oo Jirkooda ka Mid ah waayo waxaa soo baxay burcada cusub oo ka kanacsato xubnaha bani aadamka kuwooda ugu muhiimsan, Burcadan oo ah kuwa ugu arxanka daran aduunka ayaa waxa ay jiraka bani’aadamka u furfuranayaan sida baabuurta oo kale kadibna wax ay ka iibsanayaan shirkada ay heshiis kula galeen xubnahaasi muhiimka ah.

Hadaba Dhawaan ayaa Keydka Wararka iftineducation.com Waxaa Soo gaaray Muuqaal Muujinaya Tahriibayaal Kilyaha Lagala Baxay Isla Markaana Naftooda ay Qatar Ku Jirto.






____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
iftineducationmedia@gmail.com