Uncategorized

Sababaha Uu La Dhaman La’Yahay Dagaalka Fiska Iyo Bashiir “Halka Ikraan Iyo Falis Dagaal Faneedkoodii Uu Dhaamaday (Qeybta 1-aad)

Fiska Iyo Bashiir
iftineducation.com – Dagaal faneedki ka dhax qarxay sanad iyo bar ka hor labada fanaan ee Ikraan Caraale iyo Falis Abdi ayaa ahaa dagaal ka dhashay heestii Garaadlaay ay soo qaday Fananada Falis Abdi taas oo la dhahay waxay jawaab u aheed hees Ikaan horay u qaaday oo lagu magacaabo Garsiiya.


Dagaalkaas ayaa ugu danbantii dhamaday markii Ikraan caraale noqotay xaas taas oo ay is guursadayn fanaanka Saxardiid Maxamed Saxardiid Oo Laggu magacaabo (SMS) oo dagan Magaalada Hargaysa.


Kow waxa uu  la dhamaan layahay dagaalka labadaan fanaan in qofkood qof ka mid ah uu wali ka dhamaan jaceylka uu u qabo qofka kale waxaana dadka farta ku fiiqayn in uu yahay qofka wali wax jaceyl oo seexan la Bashiir Hanuuniye.


Labo waxuu u dhamaan layahay sida in badan la sheego in labada fanaan ee Bashiir iyo Farxiyo tan iyo markii ay kala tagay wali wax guur ah ma aysan samayn labadooda yacnii qofkoodna ma guursan qof kale taas oo ah sababta ay ila iyo hadda iskugu mashqulayaan.


Muhiimada warbixinta ayaa ah Dagaalka Farxiyo Fiska iyo Bashiir Hanuuniye maxuu la dhamaan Layahay.
Sadax  Farxiyo Fiska waxay hadda xariir la leedahay sida la sheegay ama aan idiin soo gudbin doono qoraladeena soo socda fanaan ka mid ah fanaaniinta London taas ayaana la shagayaa in uu ka gubanayo fanaanka Bashiir oo mar walbo dagaalka ku bilaabaya Fanaanada  Farxiya Fiska

Warbixinta oo dheer  taxanana ahaan doonta mantay qaybta kowaad waxaan ku soo gabagabaynayaa dagaalka Fiska iyo Bashiir yaa bilaabay waxaa bilaabay Bashiir kaas oo u soo qaday fanaanada hees dhaga hadal aheed oo lagu magacaabo Habeen tagay Sooma Laabto
iftineducation.com Isha Ku Haay Si Aad Ula Socoto Dgaalkan aan dhaman ee Ka dhexeya Fiska Iyo Bashiir

____________________________________

Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com