Uncategorized

Rihanna oo soo bandhigtay sawir ay dhunkaneeyso Chris Brown sheegtayna inay deyn karin

iftineducation.com – Fanaanada Rihanna ayaa shaacisay inay si rasmi ah ugu soo laabatay xeriirka jaceylka ee heesaaga Chris brown , waxeyna Rihanna ku shaacisay bogeeda twitterka inay ka tagi karin marna oo ay iska dhaafi karin Chris oo ay dayn kari wayday. 

Rihanna ayaa soo qortay inay dushiisa taagantahay iyadoo shaacisay sawir ay ka dhunkaneeso madaxa Chris Brown oo ay ku duq qortay waliba inay gacaliyaheeda deyn karin ayna dhinac joogto marwalba. 

Rihanna ayaa hore Oprah wareysi iyadoo siinaysa u barooratay Chris Brown jaceylkiisa iyadoo sheegtay inuu qaladka laheyn isagu goortii uu garaacay iyada 3 sano kahor. 

Waxaa Rihanna iyo Chris ay isa siiyeen hadiiyado qaali ah sida saacado ay is weydaarsadeen ayagoo ka wada heesay margaalada Frankfurt ee dalka Germany. 









____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com