Uncategorized

Ragoow iska ilaalsha Qaladaadkaan Waqtiga Kulanka Sariirta.

Ragow iska ilaali qaladaadkaan
iftineducation.com – Waxaa hubaal ah Bini adam walba inuu yahay mid Gaf badan in kastoo la is dheeryahay karti iyo daganaan balse Ragga oon jeclahay ineey iska ilaalshaan Qodobada xoos ku xusan waqtiga Gudashada Xaajada Sharciyeeysan.

Fur niyadaada oo hubi maleedahay Qodobadaan mase ogsoontahay ineey Maalin kasta iyo Habeen kasta kaa dhacaan , Mase ogsoontahay in Xaaskaagu kugu dhibsato Sameyntooda.

____________________________________

Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
iftineducationmedia@gmail.com