Uncategorized

Raffaella Fica: Mario Balotelli Waa Qeyrul Masuul Aan Waxba Ka Ogeyn Gabadhiisa.

iftineducation.com –  Gabadha dharka xayeysiisa ee uu saaxibka la ahaa Xidiga Kooxda Man City Mario Balotelli, Raffaella Fico ayaa banaanka soo dhigtay In Balotelli uu yahay qeyru-masuul aan waxba ka ogeyn gabadhiisa yar. “Mario waa qeyru-masuul waxna kama galin aniga iyo gabadhiisa yar ee Pia , sidaas waxaa jariirada Chi magazine u sheegtay Raffaella Fica.

Nooma uusan Muujinin xiisaha uu inoo qabo aniga iyo inantisa yar iska daayee inuu nasoo booqdo , markii ay Pai dhalatay. oo aheyd 00:30 (lix saac iyo bar habeenimo) ayaa taleefanka ka wacay waxaana u sheegay inaan dhalay .

Jawaabtii aan ka helay waxay noqotay Ok. Waxba igama Galin .’ Taleefoonka ayuuna igu dhigay Markaas ayaa iigu dambeysay inaan hadalkiisa maqlo.”Waxaan qaadi doonaa tijaabo DNA ah si aan u ogaado inay Pia gabadhiisa tahay, taas ayaana ku ogaan doona .

____________________________________

Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
iftineducationmedia@gmail.com