Uncategorized

Obama Iyo Xaaskiisa Oo U Arka In Jacaylka Uu Nasiib Ku Yimaado (Waraysi Xiiso Badan Aqri)

iftineducation.com – Madaxwaynaha Dalka Maraykanka Barack Obama oo waraysi siinayay Tv ka mid ah Tvyada ka howlgala Dalka Maraykanka ayaa sheegay in nolasha guurka ay soo marto marxalado kala duwan ka hor inta aadan guursan .

Mr Obama ayaa sheegay asiga iyo xaaskiisa oo si wada jir ah loo waraystay in Nolasha labada ruux ka dhaxbeeranta ay tahay mid ku timaada Nasiib sida uu hadlka u dhigay waxuuna yiri runtii jacaylka labada qof waxa uu ka bilowdaa Nasiib kaa oo marka danbe u dalaca nolal laba qof dhaxmarta.

Obama iyo Xaaskiisa Michelle ayaa si wada jir ah loo waydiiyay iyagu sida ay nolashooda ku soo bilaabatay hayeeshee Obama ayaa qosol la dhacay oo yiri waxaan is guursano muda haatan laga joogo 20 Sano nolashaynana waxa ay ku bilaabatay si aan hada lugu soo koobi Karin Waraysi .

Xaaska Obama iyo Michelle ayaa iyana dhinaceeda sheegtay in labada Lamaane marka aay nasiib isku yeeshaan loo baahan yahay in ay nolashooda ilaalsadaan oo aysan dayacin xariirka soo jireenkaa ee ay muda wateen wayoo ayay tiri nolasho waxa ay ku wanaagsan tahay jacaylka labada ruux .







____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
iftineducationmedia@gmail.com