Uncategorized

Nin isku Duuduubay Masas Waa Weyn Ah Oo Dadku Ka Cabsanayaan Si Uu Ugu Dabaaldago Sanadka Cusub (Daawo Sawirada)

iftineducation.com –  Qaar kamid ah Warbaahinta Caalamka ayaa soo bandhigay Nin indho yar ah oo Masas Waa weyn inta meel keenay hadana isku duu duubaya isagoona dareemeyn wax cabsi ah ama saameyn ay ku reebayaan Masaskaasi.

Masaska ayaa intooda badan waxaa ay yahiin nuuca looyaqaano Albiino Bayson ee Dalka Baama laga helo, ninkaan waxaa uu sheegay in ay qeyb ka yahiin fantasyo uu usamaynayo sanada cusub .

Wargeeysa Daily mail oo Warkan soo qoray ayaa shaaciyay in masaska ay yahiin kuwa ugu faafsan dunida dhirirkooduna yahay 4 ilaa6 mitir waxaan ay ku nool yahiin dhulka keymaha .

Dad badan ayaa usoo daawasho tagay Bnadhig hordhac ah uu Ninkan Masaska waa weyn isku duu duubay iyadoona dadka Qaarkood ayba cabsi badan dareemayeen iyaga oo ka fog Masaskaasi balse ninkaan isagu uu si caadi ah iskugu duubaayo masaska ulana dhaqmaayo.







____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
iftineducationmedia@gmail.com