Uncategorized

Naagtii Dunida Ugu Dheereed oo Geeriyootay ( SAWIRO )

iftineducation.com – Yao Defen waxa ay Aheed Haweeneey qaaday Rikoorka Dhirirka Aduunka , Waxayna ugu Danbeyn Ku geeriyootay Magaalada.

Zhucheng ee China waqti Loolan dheer ay ugu Jirtay Rikoorka Dhirirka Caaalamka .
Yao waxa ay dhalatay Sanadkii 1972 dii iyadoo markii ay jirtay 15 sano dhirirkeedu kor u dhaafay 2 Mitir waxay iskuulka ay waqtigaasi dhiganeesay u qaabilsaneed qeybta Basketball-ka waxayna eheed qof aad looga cabsado dheeshaasi,
Ugu danbeyn 13 November ee Sanadkan ayeey ku Geeriyootay Gurigeeda waqti ay mudo ku xanuunsaneeysay , Waayihii ugu danbeeyey ayaa lagula tacaalayay Hooygeeda oo ku yaala Zhucheng ee Dalka Chine .
YOE waqtigii ay Geeriyooneeysay waxa ay eheed 40 jir dhirirkeeda maalin walba waxa uu kor ugu sii socday si aan Macquul eheen , 7ft 8in (2.36) ayeey aheed waqtigii ay dhimaneesay iyadoo Weighed keedu kor udhaafay 31st (200kg) Cabirkeeduna wuxuu ahaa 26 ft Dhanka cagaheeda.
DAAWO DHOWR SAWIR OO LAGA QAADAY GEERIDEEDA KAHOR.











____________________________________

Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com