Uncategorized

Mike Tyson Oo Ku Calaacalay In Xaaskiisa Hore Uu Gogol Dhaaf Ku Sameeyay Brad Pith

iftineducation.com – Feeryahankii hore ee Mareykanka Mike Tyson Oo Lagu Magacaabo(Maalik Abdulaziz) ayaa waxaa uu ku calaacalay in xaaskiisii hore Robin Givens inay gogol dhaaf la sameysay jilaa caanka ah Brad Pitt.

Sida aan kasoo xiganay hollywoodlife.com Feer yahan miisaanka culus ayaa lasheegay in Prad uu gogol dhaaf ku sameeyay xaaskiisii hore Robin Givens sanadahii sideetameeyadii, xilligaas oo uu socday muran ku aadanaa  furiinkoodii.


Robin Givens oo ah jilaa iyo model iyadoo ay waqtigaas ay ahayd waqtiyadii ay soo caan baxaysay, dhanka kale illaa iyo hadda lama oga waxay ay ka dhihi doontaa Angelina Jolie oo ah hadda lammaanaha Brad.


Robin Givens and Mike Tyson iyo Actorka Gogol Dhaafka Sameeyay Ninka lagu magacaabo Brad Pith


W/Q Maxamed Sadiiq (Super Boy)

xigasho: Shumis.net

____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com