Uncategorized

Maxaa Ka Taqaan Fanaanada Loogu Necebyahay Fanka Soomaliyeed

iftineducation.com – Waxa la yaab ku ahayn fanka
Soomaliyeed in fanaan cusub waqti yar uga soo dhex muuqdo fanka, fanaan
aad loo yiqiina uu ka libdho.Ma ahan wax ku cusub oo sida la wada
ogyahey waxa masraxa in dhaweyto laga waayay fanaaniin aad loo jeclaa
sida Lafoole, Kaskey iyo fanaaniin kalo badan. Hadaba halka fanaanintaan
aadka loogu xiisay maqnaanshahooda, waxa jira fanaaniin aad bulshada
loogu necebyahey waxana hogaamisa fanaaniintaasi Shukri Sindiko. 
Ma ahan oo kaliya Shukri ineysan
laheyn taageere soo dhaweya balse waxey isku biirsatay dad had iyo goor
kasoo horjeeda oo faalo aan wanagsaneyn ka bixiya heesaheeda iyo
muuqaalkedaba. Hadaba waa maxay sababta Shukri lugu nacay oo ey kaga
duwantahay fanaaninta kale? 
Ka dib markan la sheekeystay dadka
indha-indheya fanka Soomaliyeed ayaa isku raacay in Shukri ey labo
siyaabood ku muteysatay necbaansho.
 
1.
Shukri waxey gacmaha la gashay arimo laba fanaan ka dhaxeeyo kuwaaso
kala ahaa (Ikraan Caraale iyo Falis Cabdi) iyadoo fanka Soomaaliyeed wax
aan looga baran u isticmaashey taas oo ah iney hees ey ku tageereeso
Ikraan Caraale soo saartay. Heestaas oo aad loogu necbaaday halkaas
ayena ku weeyday tageeraheeshi ugu badnaa.
 
2.
Shukri ma ahan qof u taba-baran ama heybad u leh iney heesto, waxey
kaga fiicnaan laheyd iney noqoto jatariisho waxana laga yaba iney
tageere badan ku kasbato.
Ugu danbeenii mar aan la kulmay shukri
asaxabtayda waxay ii sheegayn in shugi tahay qof aad u saxiibtinimo
fiican lehna soo dhaweyn wanagsan hadaba haday saas tahay maxaa ka
qaldan ayaad isleedahay akhriste.


xigasho: filmsheeg.com



____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com