Uncategorized

Gabar 8 Sano Jir Soomaali ah Oo Lagu Kufsaday Dalka Norway

iftineducation.com – Wararka naga soo gaaray Xaafad Toyen magaalada Oslse ee dalka Norway
ayaa lagu kufsaday Gabr Soomaaliyeed oo 8 Sano Jir ah ,kadib Markii nin u
dhshay Dalkaasi uu ku kacay falkaasi Kufsiga ah.
 
Dhacadaan ayaa ka dambeysay kadib markii ay gabadha  ka soo daahday
iskoolka Maalintii Jimcaha ahayd ee shalay galab gelinkii dambe.
Hooyada dhshay gabdhaasi ayaa shakisay oo istiri ka war doon gabadha,
mise waxay aragtay gabadheedii oo ka soo baxaysa guri daris la ah
qoyskaasi Sooomkaaliada ah iydoo uu ka da’aayo dhiig.
Hooyadii ayaa durbadiiba gabdheeda kula carartay guriga si ay u
baarto ,waxeey ogaaday in gabdhaasi yar la soo faraxumeeyay ,iyadoona
soo qaatay mindi ama tooreey si ay u weerarto ninkii ka dambeeyay
Falkaasi,hayseeyshee Ciidmada Amaanka ee dalkaasi ayaa durbadiiba soo
gaaray goobta uu falkaasi ka dhacay,iyadoo la xiray ninkii geestay
Falkaasi.
Gabadhaasi ayaa lola carary Isbitaalada waaweyn ee Magaalad Oslo ee
Dalka Norway sida ay warbaahinta u xaqiijiyeeen qaar ka mid ah
Soomaalida deriska la ah qoyskaasi.

____________________________________

Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com