Uncategorized

Karan Johar: Shah Rukh Khan ayaa sabab u ah inaan Bollywood ku dhax jiro.

iftineducation.com – Waxaa lawada ogsoonyahay in soo saare Karan Johay iyo jilaa King Khan ay yihiin saaxibo isku dhaw, in kastoo maalmihii ugu dambeeyay lasoo tebinayay inaan xaalkoodu wanaagsaneyn, laakiin taas Karan ayaa beeniyay. 

Soo saare Karan ayaa yiri: Shah Rukh Khan ayaa sabab u ah inaan ku dhax jiro Bollywood, waxaana hada Kara uu jooga magaalada London oo ay wada joogaan qoyska King Khan. 

Karan ayaa hadalkiisa sii raaciyay Shahruu waa walaalkey iga weyn oo kale, waxaana naga dhexeeya waxyaabo badan. 

Sidoo kale wuxuu ka dhawaajiyay in Shah Rukh Khan heerka uu joogo uu ku gaaray shaqsiyadiisa wanaagsan.

____________________________________

Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com