Uncategorized

Justin Bieber Oo Nolol Xun Ku Nool

iftineducation.com – Fanaanka dinbiga dilka ah loo haysto Justin Bieber ayaa uga digay dadka isku dayaya in aay madaxiisa sumacad ku raadsadaan xili fanaanka la dul dhigay lacag la siin doono cida booliiska u soo gacan galiso .

Waxa uu sheegay in aysan awoodin dadku in aay helaan halka uu joogo waxuuna tilmaamay in uu gacanta ula tagi doono cidii u arko in aay asiga basaasayso asigoo dhanka kalina sheegay in uu ka taxadiri doono sida booliiska ku arki kaaran waxana la tilmaamay in xaladiisa nolaleed ay tahay mid cariiri gashay.

Hooyadiis Justin ayaa dhawaan sheegtay in ay bixin doonto lacag kasta oo meg dhaw ahaan loo siin karo familka gebdha dilkiisa loo haysto waxeyna codsigaa u gudbisay Maxkamada laakiin ilaa iyo hada lama siin wax jawaab ah waxyna ka wel welsan tahay in aay wiilkeeda xabsi daa,in lugu xukumo.

Just waxa uu sheegay in uu doonayo in dinbiga lugu raadinayo uu meesha ka saaro asigoo dhinaca kalina fariimo uu soo dhigay Twetterka ugu digay dadka isku dayaya in aay soo jaajuusaan hayeeshaa haatan ayaa la sheegay in uu ku nool yahay nolal cariiri ah .

____________________________________

Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
iftineducationmedia@gmail.com