Uncategorized

Isku aadka Champions League oo maanta la sameeyay iyo Kooxo waa weyn oo Madaxa la isku galiyay


iftineducation.com – Waxaa Maantay la soo saaray isku aadka koobka Kooxaha Qaarada Europe ee Champions League oo Maanta ka dhacay Nyon

Kooxo badan oo Waawey ayaa Fooda is dari doona oo ay kamid yihiin Manchester United VS Real Madrid oo Naqan doona kulanka ugu Xiisaha Kulamada isku aadkooda la sameeyay Maanta

… 

Waxaa sidoo kale is Fara saari doona Ac Milan VS Barcelona oo ah kulan aad u xiisa badan Laakiin in badan ay saadaalinayaan In Barcelona ay soo bixi doonto

Arsenal ayay is arki doonaa Bayern Munich xili Arsene Wenger iyo Kooxdiisa ay buuq Fara badan kala kulmayaan Taageerayaasha Kooxda

Dhamaan sidi la isugu aaday Halkan ku arag iyadoo dhamaystiran

Galatasaray VS Schalke 04

Celtic VS Juventus

Arsenal VS Bayern Munich

Shakhtar Donestsk VS Borussia Dortmund

Ac Milan VS Barcelona

Real Madrid VS Man Utd 

Valencia VS PSG 

Porto VS Malaga 

Lugta Koowaad waxaa la Ciyaari doonaa 12 iyo 13 February 19 iyo 20 February 

Lugta labaad ayaa la Ciyaari doonaa 4 iyo 6 March iyo 12 iyo 13 March

____________________________________

Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
iftineducationmedia@gmail.com