Uncategorized

Hawynka Ugu Quruxda Badan Aduunka Oo Tartan Loogu Qabtay USA

iftineducation.com – Waxaa lugu qabtay Dalka Maraykanka tartan
loogu magac daray tartankii Quruxda Aduunka waxana ka soo qaybgalay 89
Hawayn oo aduun ka kala socda ,kuwaas oo u matalaya Dalalka ay ka
socdaan Quruxda Aduunka.
Hawaynkaa
ku tartamaya Quruxda Aduunka ayaa laga soo kala xulay Wadama kala duwan
oo ka mid yihiin Wadamada, Angola, iyo Botaswana, USA Swedan Russia iyo
kuwa kale ee ka kala socda Qaarda Africa,Qaarada Yurub, USA ,Asia
waxana dhamaan Hawaynkaa ka qabgalaya tartankaa aay yihiin kuwa laga soo
xulay tartama badan oo hore loo soo qabtay .

Tartankaa
lugu qabanayo Los Vegas ayaa waxaa qabanaya Hollywoodka aduunka waxana
qiimayn lugu samayn doonaa hawaynkaa tartanka ka qaybgalaya iyadoo
dhinacya kala duwan laga eegi doono sida libiska Staylka iyo xitaa
dhismaha jirka oo inta badan lugu kala xuli doono.


Tartankaa
oo ah mid baaxad wayen ayaa sanadkaa ka duwan sandkii hore sida ay
shegeen dadka ku howlan waxeyna tilmaameen in dadka ka soo qaybgalay aay
badankood yihiin kuwa cusub waxeyna sheegeen in taa aay tusnayso in dad
badan oo tartankaa laga yaabi lahaa in guul ka soo hooyaan ay wali
guryahooda ku harsan yihiin.
 






____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
iftineducationmedia@gmail.com