Uncategorized

Haweenku Sida Ragga Oo Kale Riyada Ma Ku Biyo Baxaan? Bal Hadda Aqoon Koroso

iftineducation.com – Ragga iyo haweenka ayaa labada mararka qaar ku riyooda riyo galmeed ah in ay galmo sameeynayaan ,Ragga iyo haweenka ayaa labadaba ku biyo baxa riyadaas iyadoo marka ka dibna toosa .
Riyo galmeedka ayaa waxaa ku sawirmaya adiga oo ku jira raaxada dhabta waadna ku biyo baxeyasa,iyadoo tani dhib ku dhameen midda rasmiga ah.
Mid ka mid aqristayaasheena ayaa su’aal ay na soo weydiisay ku sheegtay in ay dooneyso in ay ogaato sababta haweenka riyada ugu biyo baxaan maadaama kintrka wax xan xanteeya uusan jirin halka ragga marka ay riyada ku biyo baxayaan la ogsoon yahay in gacanta ku qabsadaan malabyarowgoda .
____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com