Uncategorized

Halkeey ku Dambeeysaa Orodyahanadii Soomaaliyeed ee Zamzam ( VIDEO CUSUB )

iftineducation.com – Zamzam Maxamed Farah oo Orodka Olypic-kada U Mataashay Dalka Soomaaliya ayaa ka gadaal waqtigii uu soo idlaaday Cayaarahu waxay Zamzam Noqotay mid siyaabo kala gadisan wax looga sheego.

Taleefashinka Caalamiga ah ee Somali Channel oo inta badan Baadi gooba Sumcada & Nabada Soomaaliyeed ayaa waqtigaan u istaagay inuu Xog kasoo Aruuriyo Indhaha Bulshada oo ay Zamzam M Farax kamid tahay.
Zamzam oo Waqtigaasi Lagu booqday Garoon ay ku Tababaranaysay ayaa Taleefashinka Somali Channel Uga warbixisay Nolosheeda & Hadafka ay kaleedahay Cayaaraha Soo Socda.
Nala Daawo Muuqaalka Orodyahanada Soomaaliyeed ee Zamzam & Cabdi Kariin Cali oo ah Soo saaraha Barnaamijkan Gaaban.






____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com