Uncategorized

Farxiyo Fiska Oo Ka Carootay Sodohdeed Hore Hees Ay Wiilkeeda Bashiir Hanuuniye U Qaaday (Daawo Heesta Fanaanada Ay Ka Carootay)

iftineducation.com – Dagaal faneedkii u dhexeeyay Fanaanad Farxiya Fiska iyo Odeygeedii hore Fanaan Bashiir Hanuuniye ayaa hadda waxaa ku soo biiray Fanaan Bashiir Hanuuniye Hooyadiis oo lagu magacaabo Surayo iyadoo sameysay Hees loogu magacdaray (Curad).

Waxayna wiilkeeda kula dardaarmeysaa inuu guursado Haweeney fiican oo cibaado iyo Alle ka cabsi ku dadaasha,iyadoo uga digtay inuu jaceyl u qaado noocyada aan wanaagsaneyn,taasoo loo fasirtay in Farxiya-Fiska nooceeda oo kale inuu iska ilaaliyao inuu guursado.
Waxaa la filayaa sida shabakada kobciye.com xog ku heleyso in Farxiya-Fiska Hooyadeed inay ku soo biirto dagaal faneedka iyadoo ka jawaabi-doonto heestan lagu durayo gabadheeda.

Halkaan Riix Oo Daawo Heeska Curad Fiskana Aay Ka Carootay.

Maadaama Fanaan Bashiir Hooyadiis kula dardaarmeyso inay guursato gabar wanaagsan iskana ilaaliyo noocyada aan wanaagsaneyn ee Diinta iyo Alle ka cabsiga aan ku fiicneyn,waxaana Heestan loo dhiibay oo lagu miineeyay  kuna luuqeyneysa Fanaanad Maandeeq Nuur.

____________________________________

Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com