Uncategorized

Fadeexadii Baarlamanka Soomaaliya oo mid ka daran lagu arkay Howlka Baarlamanka dalka Ukrian.+VEDIO

iftineducation.com –  War-baahinta la iska arko ee Dunida ayaa baahin jiray muuqaalada film ee ka dhanka ah Baarlamanka Federaalka ah Soomaaliya oo isla dhacaya kuraas kadib fekrado la isla dhaafay.

balse haatan waxaa Fadeexad xoog leh la soo deristay markii labbaad Baarlamanka dalka Ukrian oo ka mid ah dalalka Qaarada Yurub, Markii labbaad ayey kuraas iyo biro isla dheceen taasi oo ah hadii aad daawato mid ka daran tii Soomaalida.

____________________________________

Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com