Uncategorized

Dumarka Muqdisho oo Lagu-arkay Isbadal Layaab Leh Daawo Muuqaalkan

iftineducation.com – Tan iyo markii xarkada alshabaab laga saray magalada muqdisho waxaa soo badanayay dumarka reer muqdisho oo lagu arkyo waxayaabo badan oo aysan horay usamen jirin waxana ka mid ah in gabdha ay qadto shaygay doonto iyadoo aysan jirin cid yac ka dhahaysa.

Xeebta weyn ee liido Waxaa Jimca waliba Taga Dumar Kor-udhaafaya 300 oo dumar ah kuwasoo ladabaasha rag farbadan oo aysan isaqoon waxana mararka qaar kadhaca xeebta waxyaabo foolxumo ah oo aysan diinta isalaamu ogalayan

Halkaan Kadaawo MUQAALKA RIIX

____________________________________

Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
iftineducationmedia@gmail.com