Uncategorized

Daawo Waraysiga Nimco Dareen Oo Ka Qoomamaysay Hees Ay Ku Weerartay Dowlada Ethiopia+ (Video).

iftineducation.com – Fanaanada Nimco Dareen oo waraysi gaar ah siinaysay idaacad kutaala jigjiga ayaa ka hadashay qaabkii loo dilay iyo dadkii dilayba sidoo kale Nimco Dareen waxa ay ka hadashay dilkan sababihii ka danbeeyay iyo iyadoo ka shalaynaysa hees ay ku luqeysay oo u muuqatay in ay ku weerartay  Dowlada Ethiopia.

Nimco Dareen oo kusheegtay wareysigeeda in heeskaasi lagu qalday oo laga dhaadhiciyay wax been ah oo ka fog xaqiiqda xaalada soomaalida galinka shanaad nimco Dareen ayaa bogga ay kuleedahay facebooka kusoo daabacday hadalo ay ka mid yihiin:

“” Waxa Ayaan daro ah in lagugu dilo Guriga Hooyadaa maxaad u tagaysaa, anu hadaan dadkeyga iyo dalkeyga imid oon Nabada dhinac ka raacey ma aha in Dumar ahaan la ii xoog sheegto waxaanan ka xumahay in UBO ku xoroobeyso Nimco dilitaankeeda e dee hadii Dagaal la rabo LIYU BOOLIS waa buuxa codkeygana hadaan 1 qof wax ugu tarayo ma joojinayee waan wadayaa Illaahay mooye cid kalena kama baqayo!! “”

____________________________________

Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
iftineducationmedia@gmail.com