Uncategorized

DAAWO VIDEO:Qasaaraha Duufanada Xeebaha Bari soomalaiya Oo Sida La saadalinayey Ka Yaraday

iftineducation.com – Maaulka Gobolka Bari Puntland ayaa Ka Hadlay Dhibatada ka Dhalatay Dabaylaha Xeebahaaasi waxayna sheegeen In uu Hoos U dhac ka Jiro.

Inkasto Doono Lagu soo Waramayo inay Ku Harqameen Xeebaha Degmada Mander bayla ee gobolka Bari.

Halkani Riix Daawo Video

____________________________________

Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
iftineducationmedia@gmail.com