Uncategorized

Daawo Video Soomali Iskudayday Inay dhacaan Tukaan ay Leeyihiin Soomali Kale oo Sixun Loogalay.

iftineducation.com – Booliska Ka Hool gala Xaafada Islii Magaalada Nairobi Ayaa Tacajib Ku
Noqotay Fal Lagu Dayan Karo oo ay sameeyeen Ganacsatada Soomaaliyeed ee
Suuqa Islii.

HALKAAN  KADAAWO  MUUQAALKA:

Ganacsatada Suuqa Islii Ayaa Xukun Feer Iyo Haraati ah Ku Fuliyay Rag
Soomaaliyeed oo Isku Dayay In ay Buubaan Goobo Ganacsi oo ay Leeyihiin
Soomaali Iyo Kenyaan.

Ragaan ayaa Gacanta u Galay Guuto Ganacsato Soomaaliyeed Waxayna Si Deg deh ah Ugu Fuliyeen Xakun Si weyn Uga Farxiyay Booliska.

____________________________________

Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
iftineducationmedia@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *