Uncategorized

Daawo Video Gaan Sida Cajabta Badan Ee Looga Maseer Siinaayo Naagahaan


iftineducation.com –  Maseerka waa wax rabaani ah oo qof kasta ku beeran waan dareen raga iyo dumarka ku jiro balsa loo kala badan yahay, maseerka dumarka ayaa ah mid ka tarjumaya dareenkooda dhabta iyo sida ay wax iskuula rabaan, video loo yaqaano kaamirada qarsoon oo laga soo duubay dumar qaab cajiib badan looga maseersiinaayo, waxaadna ka arki kartaa qaabka layaabka leh markii aad daawato video gan loo tarjumay af Soomaali, daawasho wacan.



Halkaan Ka Daawo Muuqaalka Video ga




xigasho: Shumis.net



____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com