Uncategorized

Daawo Video Dhamaystiran : Dooddii Professor Axmed Ismaaciil Samatar Iyo Cali Khaliif Galaydh Dhex Martay Waa Video Dhamaystiran

iftineducation.com – Waxaa dhawaan magaalada St.Pauls ee gobolka Mennisota ka dhacay dood ay jilbaha is dhigteen Professor Axmed Ismaaciil Samatar oo ka mid ah dadka ugu aqoonta badan dadka Afka soomaaliga ku hadla iyo Ra’isal wasaarahii hore ee Xukuumaddii Soomaaliya C/qaasim Salaad Xasan Cali Khaliif Galaydh, sidaad ka war haysaan daawadayaal waxaanu idiin soo gudbinay muuqaal googoos ahaa cadadyadayadii hore balse hadda waxaanu idiin soo gudbinayna Barnaamij Video dhamaystiran oo Dooddaasi ku saabsan Daawasho wacan:

____________________________________

Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
iftineducationmedia@gmail.com