Uncategorized

Daawo Sawirada Yaabka Badan Mooto qaab diyaarad u sameesan oo la soo saaray

iftineducation.com – Dadka caalamka way hormarayaan inta ay Soomalidu isku maqantahay manata waxaa lamarayaa in la soo saaro Mooto u Eg diyaarad .


Dalka Brazil waxaa laga soo saray mooto u eg diyaradaha qumaatiga u kaca waa sidaa ad u jeedaan sawirka .

Hada hadaan joojino colaada iyo dagaalka dabcan waan gareynaa horumarka ay dunida ku tilaabsada ee aan hurdada ka kacno.  


____________________________________

Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
iftineducationmedia@gmail.com